Tababarka ku saabsan helida Xogaha Arrimaha Garsoorka Oo Garoowe Ka Furmey

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa inta uu socdo lagyu baran doonaa helidda xogaha iyo wada shaqeynta Warbaahinta iyo Garsoorka sidii loo xoojin lahaa waxaana soo qaban qaabisey Ururka warbaahinta Puntland ee MAP iyadoo ay ka faa’ideysanayaan Wariyaal ka kala socdey Idaacada ka howlgala Garoowe iyo Xubno ka tirsan Bahda Garsoorka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here