Tababar ku saabsan Qiimeynta iyo dabagalka Qorshaha Wasaaradaha Jubaland Oo Kismaayo ka Furmey

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan gaarka ah ayaa daarnaa sare uu qaadida iyo xoojinta awoodda Maamulka komeerka, qiimaynta iyo dabagalka qorshaha u qabtay waaxyaha qiimaynta iyo dabagalka Wasaaradaha Dowladda Jubbaland.

Aqoon kororsigan oo socon doona Mudo labo Maalin ah ayaa waaxaa ka qaybgalay Masuliyiin ka kala socday Wasaaradaha dowlada Jubaland waxaana soo qaban qaabisey Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga Jubbaland.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here