Soomaaliya & Midowga Yurub oo heshiis kala saxiixdey.

0
317

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa maanta kulan la qaatay safiirka midowga Yururb ee Soomaaliya.

Wasiir Cawad iyo Ambassador Nicolas Berlanga ayaa ka wada hadleen arrimo dhowr ah sida in Midowga yurub uu xoojiyo taageerada uu siiyo Soomaaliya, iyaga oo kala saxiixdeen labada masuul heshiis arrimahaas ku saabsan.

Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa safiirka uga mahad celiyey taageerada ay mar walba siiyaan Soomaaliya.

Radio Arlaadi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here