Shirka Madasha Arimaha Bini’aadanimada Galmudug Oo Lagu qabtey Magaalada Dhuusamareeb

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu qabtay shirka madasha arimaha bini’aadinimada galmudug oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arimaga gar gaarka iyo mareynta masiibooyinka galmudug.

Shirka ayaa ugu horeyn waxaa dahfuray wasiirka wasaaradda arimaha gar gaarka mareynta iyo masiibooyinka galmudug Cabdiraxmaan Maxamed Makaawi.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here