Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkaan oo socon doona mudo sedax maalin ah ayaa dadka ka qeybgalaya waxaa lagu bari doonaa Xalinta khilaafaadka , Nidaamka dowlad dhiska iyo dhismaha golaha deegaanka marka la dhameystiro maqaamka Caasimada
Shirka waxaa ka qeybgalay Gudoomiye kuxigeenka maamulka Gobolka Banaadir , Gudoomiyaha Degmada Boondheere iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ