Shirka Horumarinta Adeegyada Xuquuqul Insaanka Oo Baydhabo lagu gabagabeeyey.

0
93

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku soo Gaba-gabeysay Kulan looga hadlayay Horumarinta Adeegyada Xuquuqul insaanka ee Hay’adaha dhaqan celinta iyo Cadaalada.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Saraakiil Ciidamada Asluubta ah, Garsoorka, Ururada u dooda Arimaha Xuquuqul insaanka iyo Qeybaha kala duwan ee Bushada Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here