Shirka Amniga Imtixaanka Qaranka Oo lagu qabtey Magaalada Muqdisho.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Shirkan oo ay goobjoog ahaayeen Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Taliska Qaybta Guud ee Boosliska Gobolka Banaadir iyo saraakiil sare oo ka tirsan booliska iyo Guddiga imtaxaanka Shahaadiga ee fasalka 12aad ayaa diiradda lagu saaray suggidda amniga imtaxaanka shahaadiga ee sannad dugsiyeedka 2023-2024, kaas oo la qorsheeyay in la qaadi doon dhammaadka Bishan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War;ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here