Shir looga hadlayay tayeeynta adeega talaalka oo lagu qabtay Baydhabo.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Caafimaadka ee Dowalad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Beydhabo ka daah-furtey Shir looga hadlaayo tayeynta iyo kor uqadista Adeega Talaalka.

Shirka waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimadka Dowalad Gobaleedka Koonfur Galbeed iyo Wakiilo ka socoday dagmooyinka Koonfur Galbeed.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here