Shir Looga hadlaayey Arimaha Abaaraha Oo ka qabsoomay Magaalada Baydhabo.

0
459

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdinaasir Cabdi Caruush oo uu Wehliyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada DGKGS Mudane Cabdulaahi Cali Watiin ayaa kulan looga Hadlayey Arimaha Abaaraha la qaatay Hay,addaha Gar-gaarka,kuwa UN-ka iyo Deeq bixiyaasha.

Kulanka ayaa waxa loogu hadlayay Xaalada Abaaaraha ee ka jirta KG oo ay ka soo qeyb galeen ilaa 27 Hey’adood oo ka shaqeeya arimaha bani’adannimada sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaarta saameysay maadama xaalada ay sii adkaaneyso.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here