Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wafdi Sare oo ka socday Wasaarada Qorsheynta Federalka iyo Sidoo kale sanduuqa Wadajirka Somalia ayaa Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed waxaa uu ku soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo.
Wafdigan oo uu hogaaminaayey Madaxa SJF ayaa waxaa uu ka koobnaa Mas’uuliyiin ka kala socday Hay’addaha UNDP, IOM, UNHABITAT, UNWOMEN, UNICEF, WHO, IO, WFP, iyo Sidookale Hay’ado kale.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed OdayÂ