Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ololahan dhaqaale loogu Aruurinayo Dhismaha Mahachadka Xaaji Yuusuf Ee Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud kaas oo wax lagu bari doono Caruurta danyarta ah ee ku nool Deeganadaasi waxaana Kulanka dhaqaale Aruurrinta ah ka qeyb galay Culumada wax garadka Maamulka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Cadaado
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady