Ninkii hindisay adeegga ‘fadlan isoo wac’ ee teleefoonada oo magdhow culus heley

0
297

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Nin u dhashay dalka Koofur Afrika ayaa ku guuleystay kiis horyaalay maxkamad oo uu ku dacweeyey shirkadda isgaarsiinta Vodacom arrintan oo u oggolaaneysa in ka badan 3 milyan oo doolar oo ah magdhow ay siineyso shirkafddaas oo ah kuwa ugu waaweyn

Qaaliga maxkamad Sare Wendy Hughes ayaa siisay Vodacom muddo bil ah si ay lacagtaas isaga bixiso. Waxay sheegtay in ninkaas la siiyey 5% lacagta ka timaada codka oo ay sameeyeen adeegga farriimaha muddo toban sano ah balse aan shan sano ahaayen sidii markii hore loo sheegay in magdhowga lagu bixinayo

Markii hore Vodacom waxay beenisay in ninkani uu iyaga u shaqeynayey mar kalena waxay sheegeen in aanu kulaheyn wax faa’ido dhaqaale ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here