Magaalada jowhar Oo Lagu Dah-furay imtixaanka garsoorayaasha maxkamadaha Hirshabeelle

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan oo lagu qabatay magalada Jowahar Ee caasimahada Hirshabeelle ayaa Waxa lagu daah-furay imtixaanka garsoorka dowalada Goboleedka Hirshabeelle,Waxaa ka soo qeyb galay Odayaasha Dhaqanka ee Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe ee kan Degmada Jowhar iyo Xildhibaanada Labada Gole ee Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Hirshabeelle.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here