Machad Lagu baran doono Maadooyin kala duwan Oo Laga Furey Baydhabo

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Machadka City Pre University College ayaa lagu baran doonaa Maadooyinka Santiifikada Xirfado ay kamid yihiin Caafimaadka oo la socda baraatiko iyo Luuqadaha waxaana hirgelisey aqoonhayanada deegaanka,Munaasabada dahfurka ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhalinyaro Haween Aqoon yahano iyo Madax ka socotey Wasaarada Waxbarashada KG.

Ali Maxamed Boorow Maamule Kuxigeenka Machadka City Pre University College ayaa marka hore sharaxay waxyaabaha ugu muhiisan lagu baran doono iyo waxa uu kaga duwan yahay Macaahida kale deegaanka ku yaala.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here