Macahad Lagu baranaayo Madaarista Diiniga Oo Bardaale Laga Hirgeliyey

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasadbadan lagu qabtey Degmada Bardaale ayaa lagu dahfuraayey Furitankan Machadka Al Xikma lagu baran doono Shareecada Islaamka iyo waxbarashada aas aasiga iyadoo ay wax ku bartaan Caruur fara badan kaas oo baahi loogu qabey Degmada.

Furitaanka Munaasabada Machadka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Culimaa’udiin Aqoonyahano waalidiin iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Caruurta lagu bilaabey in Macahadka wax ku bartaan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here