Kulan Looga hadlay Amniga Oo ka dhacay Degmada Xudur.

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan looga hadlayay Amaanka iyo xasiloonida Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool ayaa loo qabtay Hay’adaha Aamaanka, Ururada Bulushada Degmada si ay u wada shaqeeyaan

Shirkan ayaa waxaa soo agaasimay maamulka degmada, waxaana goob joog ka ahaa Ma’suuliyiinta degmada, Saraakiisha Ciidamada, shirka ayaa Xoogga lagu saaray Iskaashiga Amaanka Xudur iyo guudahaanba Gobolka Bakool.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here