Kulamada Uu Trent Alexander-Arnold Ka Maqnaan Doono Liverpool Kadib Dhaawaca Soo Gaadhay Oo La Ogaaday.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Trent Alexander-Arnold ayaa la xaqiijiyay in uu dhaawac ka soo gaadhay jilibka kulankii ay ka badiyeen Arsenal tartanka FA Cup-ka.

Xiddiga reer England ayaa la xaqiijiyay in uu dhaawac jilibka ka soo gaadhay xiddiga kulankii ay kooxdiisu ka badisay Arsenal.

Trent Alexander-Arnold ayaa lagu soo waramayaa in uu garoomada ka maqnaan doono muddo 3 todobaad ah kadib dhaawaca soo gaadhay.

Xiddiga ayaa kooxdiisa ka maqnaan doona kulamo muhiim ah kadib dhaawaca la xaqiijiyay in uu soo gaadhay.

Trent Alexander-Arnold ayaa kooxdiisa ka maqnaan doona 5 kulan kadib dhaawaca soo gaadhay ee jilibka.

Kulamada uu Trent Alexander-Arnold ka maqnaan doono kooxdiisa ayaa kala ah:

Fulham (H) – 10th Jan

Bournemouth (A) – 21st Jan

Fulham (A) – 24th Jan

FA Cup 4th Round (H) – 27th/28th Jan

Chelsea (H) – 31st Jan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here