Ku dhawaad 53 Arday Oo Xaflad Qalinjabin ah Loogu qabtay Muqdisho

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah Ardeyda Iskuulka Al Abaadir Soonakey Barteyna Cilmiga Caafimaadka Iyo Luuqada English ka Ayaa Munaasbada Looga Qabtey Magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Munaasabada loo Qabtey Ardeydaan oo Tira ahaan Gaareysa 53 Ardeyda Mudo 3Sano ahna Soo Wadey Dedaalkooda Waxbarshada ayaa Waxaa ka Soo Qeyb Galey Maamulka Iyo Macalamiinta Iskuulka Masuliyin Ka Socotey Baxda Waxbarshada Waaladiin Aqoonyahano Ardey Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here