Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Taliska Booliska Baydhabo Oo soo Bandhigay Dhalinyaro La tahriibinayay.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Sanadkii tagay iyo kana hada aan ku jirno ee 2025 waxaa soo badtey Dhalinyarada u tahriibta Wadanka Liibiya iyo Wadamo kale,...

Degmada Diinsoor Oo Laga Hirgeliyey Baraakad Biyaha Lagu Keydiyo.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Diinsoor ugu Horeyo Gudoomiyaha Degmada Cusmaan Macalin Cabdi ayaa Hay,ada GREDO Soomaaliya ka Gudoomey barkad loo dhisey Shacabka Reer...

Ardey Baratay Culuumta Diiniga Oo Shahaada Lagu Gudoonsiiyey Degmada Beledxaawo.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad ay ku qalin badalanayeen 17 Arday oo ah dufcadii 6aad ee Machadka barashada culuumta shareecada iyo luuqada carabiga ah ee...

Dhismiyaasha Hareeraha Wadooyinka Boosaaso Oo La Burburiyey.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka dowlada hoose ee Degmada Boosaas oo uu horkacaaya Agaasimaha Waaxda Howlaha guud ayaa wado howgalo lagu bineynaayo xereraha wadooyinka degmada...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Rahmy...

Hay,addaha Oo Loogu Baaqay In ay Gargaar gaarsiiyaan Barakacayaasha Degmada Qansax-dheere.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Abaaro aad u daran ayaa ka jira Degmooyinka Qaar ee Koofur Galbeed, maadaama Labadii xili ee hada Wax soo saarka Beeraha...

Bulshada Degmada Kismaayo Oo Loogu baaqey Dhireynta Deegaanka.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mudooyinkaan danbe ayaa maamulka degmada kismaayo ee Xarunta Dowlada gobolledka jubblan ay wadeen wacigelino kala duwan eek u Aadan in la...

Guddiga Dhismaha Hubinta Tayada Kalluunka Soomaaliya Oo La Dah-furey

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirka Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Tayada iyo Kormeerka Badqabka Kalluunka Soomaaliya Ee Ka furmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...