Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir Mathey Nur...

In ka badan 200 Qoys Oo Degmada Waajid loogu qeybiyay Raashiin.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Waajid ee gobolka bakool oo ka mid ah meelaha sida aadka ah u saameysay abaarta ka jirta dalka soomaaliya gaar ahaan...

Wasaaradda Waxbarashada KG Oo Deeq Lacaq ah ku wareejisey Guddiga Gurmadka Abaaraha KG

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare KGS, Xil.Maxamed Yusuf Xasan (Waliid ) ayaa Deeq Lacageed gaareysa 6,177$ Ku wareejiyey Gudiga Gurmadka...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siid...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siidcali ateera https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/1622627941419869

Ninkii indhoolaha ah ee sameeyay shirkad qiimaheedu yahay $650 milyan oo doolar

Srikanth Bolla waxa uu isu diyaarinayaa filim ay ka sameyneyso shirkadda Bollywood-ka, kaasoo ku saabsan noloshiisa. Ninkan dhallinyarada ah ayaa maamule ka ah shirkad uu...

Wasiirka Cafimaadka KG iyo Agaasimaha Hey’adda ACF oo ka wada hadlay Tayeynta adeegyada Cafimaadka...

kulanka ayaa looga hadlay inta uu socday tayeynta adeegyada Cafimaadka Koofur Galbeed soomaaliya iyo Qorsheynta sanadka cusub dhanka caafimaadka ayaa Wasiirka Cafimaadka Koofur galbeed...

Dadka Ka Shaqeysta Farsamada Gacanta Oo Sheegey in Shaqa La,aan Soo wajahday.

Xaruumaha Farsamada Gacanta Ee Degmada Xudur Waxaan Inta Badan Ku Shaqeysan Jirey Bulsho Fara Badan Kuwaasi Oo Soo Saara Aqabyada Gacanta Oo ay Bulshada...

Warbixin: Maxaa hortaagan Hormarinta Waxbarashada Gabdhaha laqaba.

Guurka deg degga ah ayaa ka mid ah caqabadaha gabdho badan ka hortaagan inay waxbarashada sii wataan. Iyadoo xilligaan magaalada Baydhabo ay jiraan Haween...

Cudurka karoona feyris oo abuuray xasarad dhanka kalkaaliyayaasha caalamka

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Warbixin cusub ayaa ka digaysa in caalamka uu wajahayo xasarad dhanka kalkaaliyayaasha caalamka ah, taasoo uga sii dari karta hannaanka caafimaadka adduunka...