Warka Habeenimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Bishaar...

Shir looga Hadlaayey Xaalada Abaaraha ee ka jira Gobolka Bakool Oo Lagu Qabtay Xudur

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan oo ay goobjoog ahaayeen Maamulka Degmada Xudur iyo Gudoomiyahaasha kale degmooyinka Gobolka Bokool ka tirsan oo qadka internetka kaga qeyb galay...

Wasaaradda Waxbarashada KG Oo ka hadashay Tayeenta waxbarashada degaanada KG.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xil.Maxmed Yusuf Xasan (Waliid) ayaa ka hadlay waxbarashada ka jirta Gobalada Koonfur Galbeed...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Bishaar...

Magaalo lagu takooro qofka aan cabin bunka oo ku taalla dalka Talyaaniga

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Trieste ee ku taallo dalka Talyaaniga ayaa waxaa ka jira dhaqan inta badan aan ka jirin magaalooyinka kale ee adduunka taasoo...

Warka Habeenimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...

Tartan Kubadda Cagta ah oo Loo Qabtay Ardayda Wax Kabarata Jaamacada Baydhabo.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tartan Ciyaareedkan ay soo qaban-qaabisay Jaamacada Baydhabo waxaa loo qabtay Ardeyda jaamacadaasi, sideed kooxood oo ka kala socda kuliyadaha kala duwan ee...

Maamulka Jaamacadda Jubbada Sare Oo ka Warbixiyay Imtixaanka iyo qabashada Ardeyda cusub.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)15kii bishaan ee sanadka 2022, Jaamacada Jubada Sare ee Magaalada Baydhabo waxaa si toos ah ugu bilowday imtaxaankii ugu dambeeyay kaasi oo...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...

Dhul gariir ka dhacay Dalka Afghanistan

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ugu yaraan 22 qof, ayaa ku dhintey illaa iyo hadda, kadib dhulgariir xiriir ah, oo ka dhacey galbeedka Afghanistnan Isniintii, sida ay...