Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siidcali ateera
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/1622627941419869
Ninkii indhoolaha ah ee sameeyay shirkad qiimaheedu yahay $650 milyan oo doolar
Srikanth Bolla waxa uu isu diyaarinayaa filim ay ka sameyneyso shirkadda Bollywood-ka, kaasoo ku saabsan noloshiisa.
Ninkan dhallinyarada ah ayaa maamule ka ah shirkad uu...
Wasiirka Cafimaadka KG iyo Agaasimaha Hey’adda ACF oo ka wada hadlay Tayeynta adeegyada Cafimaadka...
kulanka ayaa looga hadlay inta uu socday tayeynta adeegyada Cafimaadka Koofur Galbeed soomaaliya iyo Qorsheynta sanadka cusub dhanka caafimaadka ayaa Wasiirka Cafimaadka Koofur galbeed...
Dadka Ka Shaqeysta Farsamada Gacanta Oo Sheegey in Shaqa La,aan Soo wajahday.
Xaruumaha Farsamada Gacanta Ee Degmada Xudur Waxaan Inta Badan Ku Shaqeysan Jirey Bulsho Fara Badan Kuwaasi Oo Soo Saara Aqabyada Gacanta Oo ay Bulshada...
Warbixin: Maxaa hortaagan Hormarinta Waxbarashada Gabdhaha laqaba.
Guurka deg degga ah ayaa ka mid ah caqabadaha gabdho badan ka hortaagan inay waxbarashada sii wataan. Iyadoo xilligaan magaalada Baydhabo ay jiraan Haween...
Cudurka karoona feyris oo abuuray xasarad dhanka kalkaaliyayaasha caalamka
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Warbixin cusub ayaa ka digaysa in caalamka uu wajahayo xasarad dhanka kalkaaliyayaasha caalamka ah, taasoo uga sii dari karta hannaanka caafimaadka adduunka...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir Mathey Nur...
Gudiga Gurmadka Abaaraha KG Oo Deeq Raashiin Gaarsiyey Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddiga Gurmadka Abaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Deeq Raashin ah Diyaarad ku gaarsiiyey Degmada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool.
Deeqda Raashinka...
Qaar ka mid ah Barakacyaasha Magaalada Baydhabo oo Codsaday in Gar gaar lala soo...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalamihii ugu dambeeyey ayaa gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay waxaa ku soo qulqulaayey boqolaal qoysas ah oo cusub iyagoo ka...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...