Warbixin ku Saabsan Sida Magaalada Baydhabo Loogu Ciiday.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay iyo guud ahaan gobalada dalkeena soomaaliya waxaa si isku mid ah loogu ciiday Ciidul Fidriga. Warkung Waliba...

Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka oo manta dunida laga xusayo.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay in 3-da May in ay tahay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka iyadoo loo...

Turkiga iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Turkiga Racip Tayip Erdogan oo kulan la yeeshay dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya wuxuu sheegay inuu doonayo in la soo celiyo...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Qoysas danyar ah Ee ku nool Degmada Waajid Oo la qeybiyay dhar ay...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Munaasabad Ciidul Fidriga ay ka harsan tahay wax ka yar 48 Saacadood waxaa jira dad danyar ah oo aan heysan wax...

Goobaha dharka lagu iibiyo ee Baydhabo Oo laga dareemayo diyaar garowga ciidul fidriga

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ruun jinaad Business oo ka mid ah Carwooyinka ku yaala Magaalada Baydhabo waxaa si aad ah looga dareemaya mashquul iyo diyaar garow...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Rahmy...

Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Deeq Lacageed ku wareejisey Agaasimaha Cisbitaalka Dhimirka ee Magaalada Baydhabo.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdan lacagta ah oo ay iska soo aruuriyeen Shaqaalaha Wasaaradda ayaa looga-talagaley in lagu Caawiyo Bukaanada kujira Cispitaalka ee la Xanuunsanaya...

Xarqaanleyda Baydhabo Oo fursado shaqo ka helay diyaar garowga Munaasabadda Ciidul fidriga.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Goobaha lagu talo dharka ama Harqaanka ee Magaalada Baydhabo ayaa laga dareemaya mashquul aad u badan iyadoo munaasabadda Ciidul fidriga ay...