Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng...
Barakacyaashii ugu dambeeyay ee soo gaara Magaalada Baydhabo Oo dalbaday in la caawiyo.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamamka Ceel qaraare iyo Galool tuure waxay ka mid yihiin Kaamamkii dhawaan ay soo gaareen dadkii ka soo barakacay deegaano ka tirsan...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siid...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Rahmy Salaad Abdyllahi
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/1709228122745418
Gudomiyaha Degmada Baydhabo qaabiley Madax Kasocotey Hay’da DRC.
Gudomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin ayaa Manta Xafiiskiisa kulan kula qaatey Madax ka socotey Hey'ada DRC oo soo gaarey...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Aadan Geesey
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/4958081554246025
Madaxda Caalamka Oo U Hambaliyeysay Xasan Sheekh oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa isi soo tarayaa hambalyada loo jeedinayo madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo labada gole ee Baarlamaanka 11-aad...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...
Maamulka iskuulka Macruuf Oo Soo Xiray Tartan Ciyaareed Loo Qabtay Ardeyda Iskuulkaasi.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuulka Macruuf oo ka mid ah iskuulad ku yaalo Magaalada Baydhabo ayaa soo gabagabeeyey tartanka ciyaaraha Iskuulka Macruuf kuwaasi oo loo...
Maamulka Degmada Baydhabo Oo Kormeeray Dhismaha Buundada isha Baydhabo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Abdulaahi Ali Watiin Iyo Qaar Ka Mid ah Howl Wadeenada Maamulka Degmada ayaa Waxey Kormeer Indha Indheen...