Tababar aqoontooda kor loogu qaadaayo ardeyda sanadkaan Imtixaanka shahaadiga u fadhiisan doono oo lagu...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad ardey gareysa 800 oo ay dhigtaan iskuulada nidaamiga ah ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo qabtey tababar ku aadan...
Munaasabad lagu Dah furaayay Machadka Barashada Daraasaadka Gargaarka iyo Horumarka Oo Baydhabo Lagu qabtey.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa Waxaa Lagu Qabtay Munaasabada Lagu Daah Furaayey Machadka Barshada Daraasadka Gargaarka Iyo Hormarka, Waxaana...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Rahmy...
Kulan Looga Hadlaayay ka Hor Taga ka Ganacsiga Maandooriyaha Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan ay iskugu Yimaadeen laamaha amniga ee KG gaar ahaan kuwa gobolka baay iyo wasiirka Garsoorka iyo Caddaaladda Koonfur Galbeed oo...
Wasaaradda Gargaarka KG Oo Magaalada Baydhabo ku qabatay Shir looga Hadlaayay Xaaladda Abaarta Ee...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Gargaarka Maareynta Iyo Masiibooyinka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magalada Baydhabo Ku Qabtay Shir Looga Arinsanaayey Xaaladaha Abaaha Ee...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng...
QM oo dhaqangelisay qaraar cusub oo sharaxaad ka dalbanaya golaha ammaanku markay isticmaalaan VETO
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka dalbaday dalalka Shiinaha iyo Ruushka inay sharraxaad ka siiyaan beesha caalamka, sababta ay diidmada qayaxan...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...
Wax garadka Magaalada Baydhabo Oo Walaac ka Muujiyey Ciribtirka Xoolaha ee Deegaanka
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ayadoo ay jiraan xoolo ku dayacan wadooyinka Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka baay ayaa waxaa ay wax garadka ku dhaqan magaalada...
Waa Sidee qiimaha Maciishada Qutul Daruuriga ee Suuqyada Baydhabo.?
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maxamed Nishow Aadan Waxa uu ka mid yahay ganacsatada Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ku leh bakhaarada lagu iibiyo Maciishada...