Wasaarada Waxbarashada KG Oo Tababar u furtay Qaar ka mid ah Macalimiinta Magaalada Baydhabo.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan ayaa socon doona mudo seddax maalin ah kaasi oo loo qabanayo Macalimiinta Wax ku dhigta iskuulada Deeganada KG, waxaana ka...
Kulan Looga Hadlaayay Maaro U Helida Arimaha Cadaalada Iyo Garsoorka KG Oo Ka dhacay...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan ay magaalada Baydhabo ee Xaruunta gobalka Baay ku qabatay Gudiga Arimaha Cadaalada Iyo Garsoorka Koonfur Galbeed ayaa waxay uga hadleen sidii...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siid...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Aadan Geesey
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/702390837528661
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo si rasmi ah xilka ula wareegay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa 25kii Bishan ay ansixiyeen Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilka kala...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Aadan Geesey
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/902522641143312
Sucuudiga oo sii daayey maxbuuskii ugu da’da yaraa ee dowladda u xirnaa
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqul insaanka ayaa sheegay in Sacuudi Carabiya ay sii daysay maxbuus la xiray isagoo 13 jir ah oo looga...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir Mathey Nur...
Maamulka Cisbitaalka Al-Kheyraad Ee Magaalada Baydhabo Oo Ka Waramay Adeegyada cisbitaalka uu fuliyo.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka Al Kheyraad Oo ka mid ah Isbitaalada dhawaan lagu furey Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu isna bixiyaa adeegya inta badan...
Barakacayaal ku nool Baydhabo Oo La gaarsiiyay Baco ay ka galaan Roobabka Guga.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah barakacyaasha dhawaan soo gaaray Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka Baay ayaa waxaa la gaarsiiyey gargaar deg deg...