Ardeydii dhameysatay dugsiyda sare ee Degmada Baydhabo Oo xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay loogu qabtay...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xafladdaan shahaadooyinka lagu gudoonsinaayay ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey Arlaadi Professionals, ururka midowga ardada gobolka baay, midowga ardada kg iyo Bahda jaamacadaha...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Rahmy...

Bilyaneer caan ah oo sheegay inuu lacagtiisa siinayo dadka saboolka ah

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bilyaneer Bill Gates ayaa ballan-qaaday inuu ku deeqi doono hantidiisa oo dhan, isla markaana uu ka bixi doono kaalimaha hore ee uu...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyrahman Yusuf Hasyng https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/893635145372342

Wasaarada Gargaarka KG Oo Tababar Lagu Baranayey U Adkeysiga Aafooyinka Maxaliga ah Ku Qabatay...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa Lagu Qabtay Tababar Lagu Barnaayay Hormarinta hufnaanta Iyo Ka Jawaabida Jinsiga Ee La Xisaabtanka...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Bishaar...

Shirkadda Netflix oo shaacisay inay raqiis ka dhigayso adeeggeeda si uu qof walba u...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkadda Netflix ayaa sheegtay in ay iskaashi la samaynayso shirkadda Microsoft si ay macaamiisheeda ugu keento adeeg ka raqiisan sidii hore oo...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...

42 Qof u badan Caruur Oo Ka faaideysatay Qaliin Lacag la,aan ah lagu hagaajinayo...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hey'adda Samafalka Ee aadan Cabdulle oo loogu magaca darey Madaxweynihii hore Soomaaliya waxay Qaliin 42 Caruur u sameysay Faruuraha kuwaas oo...

Dowladda Tanzania oo baareysa cudur cusub oo dalkaasi ka dilaacay

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)  Dowladda Tanazania, ayaa sheegtay iney baaritaan ku sameyneyso cudur cusub oo ka dilaacey koonfurta dalkani. Cudurkan ayaa dadka ku sababaya xumad daran...