Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Hirshabeelle oo wada qorshe ay ku dhireyneyso Magaalooyinka Maamulkaasi

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Xanaanado Xoolaha, dhirta iyo daaqa Hirshabeelle ayaa Waxa ay wadda qorshe ay ku dhireeneyso  Deegaanada iyo Degmooyinka Hirshabeell, waxaasi si gaar...

Shirka siyaasadda qaran ee kormeerka iyo qiimeynta mashaariicda oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxamud Cabdiraxmaan Sheikh Farax (Beenebeene) oo ay wehliso Agaasimaha Kormeerka, Qiimeynta iyo Xalka...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir Mathey Nur...

Xarunta Gurmadka Deg Degga ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Oo Baydhabo lagu dhagax dhigay.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Kgs Wasiir Abdinasir Abdi Arush oo ay wehliyaan Wasiiradda Wasaaraddaha Beeraha, Howlaha-Guud,Gudoomiyaha Degmada Baydhabo...

Dhalinyarada ku shaqaysta xirfadda Baabuur dhaqista Ee ku nool Kismaayo oo ka warbixiyay habka...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyada oo Dalka soomaaliya 70% lagu qiyaaso dadka ku nool inay dhalinyaro yihiin ayaa waxa dhalinyarada haysta Shaqo la’aan baahsan taso sababtay...

Maamulka iskuulka Galagaduud oo sheegay in ay waxbarashadda Gabdhaha ku dhiiri-gelinayaan

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulaha Iskuulka Hoose dhaxe iyo Sare ee Galagaduud oo ku yaala Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa sheegay in ay bixinayaan...

Garoon kubadda Cagta oo laga dhagax dhigay degmada Balcad ee gobolka shabeellaha dhexe.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiiirka Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo uu weheliyo wasiirka wasaarada Dhalinyrada iyo...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...

Shiinaha oo qirtay in dad badan u dhinteen Covid bishan

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shiinaha ayaa qirtay in ay jiraan lixdan kun oo dhimasho ah oo la xidhiidha Covid-ka bil gudaheed, ka dib go’aankii degdegga ahaa...

Arday iskugu jirta danyar iyo agoon oo fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In ka badan 15 Arday oo iskugu jirta danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka tusmo...