Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyasii Raxma...

Bulshada Gobolka Ontario ee dalka Canada oo u diyaar garoobay doorashada xisibiyada gobolkaasi

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gobolka Ontario ee dalka Canada, waxaa ka dhici doonta billowga bisha June ee sanadkan doorashada guud oo ay ku tartamayaan xisbiyo kala...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir Mathey Nur...

Maamulka Dugsiga Qur’aanka Al-Ansaar Oo ka warbixiyay sida ay wax u baraan Ardayda dugsigaasi

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxbarashada dalkeena soomaaliya maadi iyo diiniba ayaa si xooggan uga soo badanaya mudooyiinkii u dambeeyay magalada baydhabo goobaha lagu barto Qur’aanka kariimka...

Aabe Soomaaliyeed Oo Degan Kaamka Toosakaar Oo Dalbaday in Laga Caawiyo Nolosha.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ibraahim Maxamed Oo Ka Mid ah Bulshada Danyerta ah Ee Ku Nool Kaamka Toosakaar Ee Duleedka Magalada Baydhabo ayaa Waxaa Uu Mudo...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...

Fanaanad qaaday in ka badan 30 kun oo heesood oo geeriyootay.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Lata Mangeshkar, ayaa maanta ku ku geeriyootay Mumbai iyadoo 92 jir ah, waxay ahayd halyeyad ku xeel dheer hidaha iyo dhaqanka Hindiga...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Xaruuntii ugu Horeysey ee Lagu Tolo Dharka Aroosyada Ragga iyo Dumarka Oo Laga Hirgaliyey...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maahir Supar Tailor waxaa uu kamid yahay sharqaamada ku cusub Magaalada Baydhabo ee dhawaan laga hir galiyey, waxaa uu si gaar ah...

Gudiga Gurmadka Abaaraha KG Oo Degmada Waajid Gaarsiiyay Raashiin loogu Tala galay Dadka Abaartu...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudiga Gurmadka abaaraha ee maamulka KGS Oo Uu Uga Horeeya Wasiirka Wasarada Gar Gaarka Maareynta iyo Masiibooyinka KGS Abdinaasir Abdi Caruush ayaa...