Ninkii hindisay adeegga ‘fadlan isoo wac’ ee teleefoonada oo magdhow culus heley
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Nin u dhashay dalka Koofur Afrika ayaa ku guuleystay kiis horyaalay maxkamad oo uu ku dacweeyey shirkadda isgaarsiinta Vodacom arrintan oo u...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...
Dhalinyarada Gobolka Baay Oo Olole Nadaafadeed ka Sameeyay Xaafada Salaamey Ee Magaalada Baydhabo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururada Dhalinyarada Gobolka Baay,Degmada Baydhabo iyo xubna kale ayaa Si wadajir ah waxay Olola nadaafadeed ku sameyeen Xafada Salamay ee magaalada Baydhabo,...
Gudniinka Fircooniga iyo dhibaatooyinka Caafimad daro oo ay kala kulmaan Haweenka Xiliyada Caadada iyo...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudniinka fircooniga ayaa ah caado dhaqameed looga dhaqmo waddamo badan oo caalamka ah Dhulka ay Soomaalida dagto ayaa ka mid ah goobaha...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...
Daraasad la sameeyay oo lagu ogaaday halista dadka qaba dhiikarka uu u keeni karo...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 110 qof oo qaba dhiigkarka ayaa loo qoray Paracitamol afar mar in ay cuanaan maalintii si loogu sameeyo daraasad .Dadkii sidaas loogu...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir Mathey Nur...
Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada KG Oo Xariga ka Jarey Iskuul laga Hirgeliyey Xaafada Wadajir...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka wasaarada Waxbarashada DGKGS Eng C/fataax ayaa Waxaa Uu xariga ka jarey dugsiga danwadaag oo dhowaan laga hirgeliyey laanta 7-aad...
Xukuumadda Soomaaliya Oo Hay’adda IOM kala hadashay Xal u helida Abaaraha.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa xafiiska ku qaabbilay wafdi ka socday hay’adda caalamiga...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siid...