Gudiga Dhismaha Garoonka Beledxaawo Oo Dalbadey in lagala qeyb qaato

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xubno ka tirsan Guddiga dhaqaale Aruurinta dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Beledxaawo ayaa kormeer ku sameeyey halka u maraayo dhisamaha Garoonka, kaasi oo...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Isbedelo Dhanka Amniga Oo Laga dareemayo Degmada Baladweyne

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baladweyne Ee Gobolka Hiiraan waxaa ka muuqata Hor maro dhan walba ah, taasi oo ku dhowaad Mudo sanad ah ay horey...

Dood ku saabsan Tacadiyada loo geysto dadka nugul Oo lagu qabtay Muqdisho.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaruunta Hay’adda SWDS ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay kulan Dood wadaag ah oo ku saabsan Kor u qaadista wacyiga Bulshada...

Magaalada Marko oo laga Dah-furay Barnaamijka Daraaseynta Guriyaha.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose iyo Wasiirka Amniga Gudaha KG oo ay Wehliyaan Wasiir Kuxigeenka Arimaha Gudaha, Taliyaha Boliiska KGS iyo Xildhibaan Hussein...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Taliska Booliska Baydhabo Oo soo Bandhigay Dhalinyaro La tahriibinayay.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Sanadkii tagay iyo kana hada aan ku jirno ee 2025 waxaa soo badtey Dhalinyarada u tahriibta Wadanka Liibiya iyo Wadamo kale,...

Degmada Diinsoor Oo Laga Hirgeliyey Baraakad Biyaha Lagu Keydiyo.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Diinsoor ugu Horeyo Gudoomiyaha Degmada Cusmaan Macalin Cabdi ayaa Hay,ada GREDO Soomaaliya ka Gudoomey barkad loo dhisey Shacabka Reer...

Ardey Baratay Culuumta Diiniga Oo Shahaada Lagu Gudoonsiiyey Degmada Beledxaawo.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad ay ku qalin badalanayeen 17 Arday oo ah dufcadii 6aad ee Machadka barashada culuumta shareecada iyo luuqada carabiga ah ee...

Dhismiyaasha Hareeraha Wadooyinka Boosaaso Oo La Burburiyey.

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka dowlada hoose ee Degmada Boosaas oo uu horkacaaya Agaasimaha Waaxda Howlaha guud ayaa wado howgalo lagu bineynaayo xereraha wadooyinka degmada...