Maamulka Shirkada Askuni Ee Magaalada Baydhabo Oo ka Warbixiyay Adeegyada ay Ardayda u qabtaan.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkada Askuni oo soo saarta Visooyinka dalka dibadiisa ee magaalada baydhabo ayaa waxey ka mid tahay shirkhadaha ku yaal magaalada baydhabo waxeyna...

Deeq Dhar ah iyo Agab kale Oo La Gaarsiiyay Haweenka Baahiyaha Gaarka ah qaba...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed SWDC ayaa waxaa ay Magaalada Baydhabo Dhar iyo Agabyo kale oo u gaar ah haweenka ugu qeybisay Haween...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay madaxda hay’adda UNICEF

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf Qanyare oo ay weheliyaan qaar ka mid...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir Mathey Nur...

Taliska Amisom oo Agab ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qalab Caafimaad oo ka kooban dawooyin Sariiro joodari iyo qalab xafiiseed noocya kala duwan leh ayaa Taliska Amisom waxay ku wareejiyeen...

Xildhibaanada Baarlamaanka KG Oo Ansixiyey Xeerka Shaqaalaha aan Dowliga ahayn.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Ali Saciid Faqi iyo Labadiisa ku xigeen ayaa shir gadoomiyey shirka kala fadhiga 4aad, kulankiisa...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siidcali...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siidcali...

Gudoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha KG Oo Ku baaqay in Gurmad Deg deg ah...

Garab istaga iyo in la caawiyo dadka danyarta ah ee ka soo barakacayaan Abaaraha ka jiran dalka gaar ahaan degaanada koonfur galbeed soomaaliya ee...