Xukuumadda Soomaaliya Oo Hay’adda IOM kala hadashay Xal u helida Abaaraha.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa xafiiska ku qaabbilay wafdi ka socday hay’adda caalamiga...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siid...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siid Cali Ateera https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/463816395402999

Duufaanta Batsirai: Ugu yaraan 20 ayaa ku dhintay duufaanta kulaala ee Madagascar

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay in ka badan 55,000 oo kalena waa ay barakaceen ka dib markii duufaanta Battsirai ay ku dhufatay...

Mark Zuckerberg oo ku hanjabay in uu dalal badan ka xirayo Facebook iyo Instagram

Mark Zuckerberg ayaa ku hanjabay in uu Yurub ka xiri doono Facebook iyo Instagram marka la eego muran la xiriira ilaalinta xogta ay la...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyasii Raxma...

Bulshada Gobolka Ontario ee dalka Canada oo u diyaar garoobay doorashada xisibiyada gobolkaasi

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gobolka Ontario ee dalka Canada, waxaa ka dhici doonta billowga bisha June ee sanadkan doorashada guud oo ay ku tartamayaan xisbiyo kala...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir Mathey Nur...

Maamulka Dugsiga Qur’aanka Al-Ansaar Oo ka warbixiyay sida ay wax u baraan Ardayda dugsigaasi

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxbarashada dalkeena soomaaliya maadi iyo diiniba ayaa si xooggan uga soo badanaya mudooyiinkii u dambeeyay magalada baydhabo goobaha lagu barto Qur’aanka kariimka...

Aabe Soomaaliyeed Oo Degan Kaamka Toosakaar Oo Dalbaday in Laga Caawiyo Nolosha.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ibraahim Maxamed Oo Ka Mid ah Bulshada Danyerta ah Ee Ku Nool Kaamka Toosakaar Ee Duleedka Magalada Baydhabo ayaa Waxaa Uu Mudo...