Warbixin Ku Saabsan Maalinta Raadiyaha Adduunka Oo Maanta Ku Beegan

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalinta Raadiyaha Adduunka ayaa maanta oo kale loo dabaaldegaa sanad kasta. sandkaan 2022 waxaa uu kusoo beegmay sanad uu shaqo badan...

Tababar Ku Saabsan Habka Tabinta Wararka Xuquuqda Aadanaha Oo Loo qabtay Wariyaasha Magaalada Baydhabo.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed SJS ayaa tababar u qabtay Wariyaasha ka howlgala Magaalada Baydhabo,  Tababarkan oo lagu baranayo habka tebinta wararka xuquuqda...

Madaxweynaha KG Oo kulan La qaatay Culimada iyo Ganacsatada Magaalada Baydhabo.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Konfur Galbeed Soomaliya Abdicasis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Madaxtooyada Maamulka Konfur Galbeed Ee Magalada Baydhabo Ee Gobolka Baay...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Rahmy...

Wiil dhalinyaro ah Oo Dhalinyarada Baydhabo Ka wacyi-geliya Maandooriyaha.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Abdiladhiif Maxamed Cabdi waxa uu ka mid yahay dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay, wuxuuna dhigtaa mid ka mid...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Rahmy...

Maalinta Caalamiga ee Haweenka iyo Gabdhaha Seyniska Oo dunida looga dabbal degayo.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha Sayniska, oo loo dabaaldego 11 Febraayo, waxaa hirgeliyay UNESCO iyo UN-Women oo ay iska kaashadeen...

Ardayda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya Oo u Fadhiisatay Imtixaanka Semester dhamaadka Jaamacada 2021-2022

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah ardeyda dhigata jaamacada koonfurta Soomaaliya oo ka hadlaayay dareenkooda ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in...