Dunida Oo Maanta Laga Xusayo Maalinta Horumarinta ciyaaraha iyo Nabadda.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalinta Caalamiga ah ee Isboortiga Horumarka iyo Nabadda (IDSDP), oo sannad walba dhacda 6-da Abriil, waxay soo bandhigaysaa fursad lagu aqoonsado doorka...
Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta KG Oo Baydhabo Ku daah furay Afurinta 1000 Qoys...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Koonfur Galbeed Soomaaliya Xildhibaan Saalax Shariif Siid Cali ayaa waxaa magaalada Baydhabo ku dahfuray Afurinta 1000...
Wasaarada Caafimadka KG Oo Qalab Caafimaad kala wareegtay Hey’adda WHO
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaradda Cafimaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaaliya ayaa lagu wareejiyey Qalab Caafimaad oo lagu baari doono Cudurada Faafafa, sida Covid 19,...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang Yusuf Hasyng
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/681153993200861
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Rahmy Salaad...
Mid Ka Mid ah Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Oo Ka Hadley Sida ay u Soomi...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cudurka Sokorowga ama Macaanka Waxaa la Nool Bulsho Fara Badan Oo Ku Nool Daafaha Caalamaka Bulshada Soomaliyeed ayaa Qaarkood La Nool Xanuunka...
Hooyooyinka ku Nool kaamka Bootis Oo codsaday in Laga Caawiyo Afurka Bisha Ramadaan.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Soomaaliya ayaa dhexda uga jirta abaartii ugu darneyd Mudooyinkii ugu dambeeyey, iyadoo malaayiin qof ay u baahan yihiin gargaar, kumanaan kalena ay...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...
Dalka Sri Lanka oo lagu soo rogay xaalad deg deg ah.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa, ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah, ka dib mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhashay qalalaasaha dhaqaale...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...