Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Bishaar...
Gudiga Sahminta iyo Naqshadeynta Magaalada Baydhabo Oo Kormeeray Goobaha Dhismooyinka ka socda Ee Magalada...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudiga Sahminta Iyo Naqshadeynta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ee Uu Dhowaan Magacaabey Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Abdulaahi Ali Watiin...
Shirka Soo bandhigida iyo Ansaxinta Qorshaha Dib U-Heshiisinta KG Oo Ka Furmay Magaalada Baydhabo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkaan oo ay soo qaban qaabiyeen Madxtooyada KG iyo Wasaaarada Arimaha Gudaha KG ayaa u jeedkiisa ahaa Soo bandhigida iyo Ansaxinta...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Bishaar Mayow Muktaar
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/1202769907158706
Warbixin Ku Saabsan Marxaladaha ay Maraan Haweenka Uurka Leh.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Drs Xaajiya Abdi Oo Ka Mid ah Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Waxey Radiyow Arlaadi Uga Warbixisey Marxaladaha...
Xaruun lagu dayactiro Ilkaha Laguna qurxiyo Oo laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maka Dantal Cleaning waxaa ay ka mid tahay xarumaha dhawaan Laga furay magalada baydhabo si Bulshada looga baahi Bixiyo Adeegyada Nadiifinta...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mariing...
Dad badan oo laga cabsi qabo in ay ku xanniban yihiin dhismo ku dumay...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay halka tiro intaa ka badan laga cabsi qaba inay ku xanniban yihiin dhismo ka kooban...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...
Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta KG Oo Baydhabo ku dahfurtey Tartan Qur’aan Akhris Ah.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad 70 Arday oo ka socoday 20 dugsi oo ka mid ah goobaha lagu barto Qur'aanka Kariimka oo ku yaala...