Wasaaradda Waxbarashada KG Oo Baydhabo Ku Qabatay kulan looga hadlaayay Tayeynta Waxbarashada Deegaanada KGS.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulanka ayaa looga hadlaayay qodobada kala ah Tababarka Macalimiinta Iyo Kordhinta taageerada ay Siiyaan Dugsiyada Dowlad Goboleedka KGS iyo qor u qaadida...
Imtixaanka Fiinalka sanad jaamacadeedka 2021-2022 ee Jaamacadda Baydhabo Oo La soo gabagabeeyay.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Imtixaanaadka Finaalka ah ee Sanad Jaamacadeedka 2021-2022 ayaa lagu soo gabagabeeyey Xaruunta Jaamacadda Baydhabo,Imtixaanaadkaan ayaa waxa soo bilowdey 5 bisha jun...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siid...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Aadan Geesey
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/758318838510832
Guddiga loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda oo Guddoon doortay
Guddiga KMG ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2022 ayaa Maanta fadhigoodii ugu...
Dowladda Somalia oo Hay’adaha Samafalka kala hadashay gurmadka Abaaraha
Waxaa maalintii labaad kulan uga socdaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya shir ay leeyihiin Wasiirada Arrimaha Gargaarka heer Federaal & heer Dowlad Goboleed iyo...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Aadan Geesey
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/3198166780510608
Markab xoolo ka qaadayey deked ku taalla Sudan oo degey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Markab si xad dhaaf ah loo raray oo siday xoola nool ayaa ku degey dekedda ku taalla badda cas ee Sawakin ee...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir Mathey Nur...
Tababar ku saabsan Ilaalinta Xuquuqul-insaanka Oo Magaalada Baydhabo uga furmey Xildhibaanada Baarlamanka KGS.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Aqoon-isweydaarsi socon doono Muddo 3 Maalin ah kaas oo ku saabsan Ilaalinta Xuquuqul-insaanka oo loo qabanaayey qaar ka mid ah Xildhibaanada...