Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay dalka kajirto Abaar daran
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa sheegay in saddexdii todobaad ee...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Aadan Geesey
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/319235017083256
Qoxootigii dib ugu soo laabtay Baydhabo ee ka yimid Dalka Kenya Oo codsaday in...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tan ilaa sanadkii 2016 gobolada dalka soomaaliya gaar ahaan degaanada koonfur galbeed waxaa soo gaaraya qoxootigii ku noolaa dalka Kenya kuwaasi...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir Mathey Nur...
Gudoomiyaha Degmada Bardaale Oo Hay’addaha Gargaarka ugu baaqay in loo soo Gurmado Barakac Cusub...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo wali ay jirto Saameynta Abaarta Soomaaliya ayaa waxaa soo badanaya dadka ku soo guuraya goobihii ay deganayeen iyagoo nolol u soo...
Qaar Ka Mid ah Beeraleyda Deegaanka Awdiinle Ee Gobalka Baay Oo Ka Warbixiyay Sida...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Inta Badan Beeraleyda Ku Nool Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ahaa Kuwa ay Noolashooda Si aad ah uga Tiirsaneyd Dalaqyada Ka...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...
Xaalada abaarta Suudaan oo laga deyrinayo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In ka badan saddex meelood meel dadka Suudaan ayaa hadda wajahaya cunto yari ba’an, sida ay sheegtay hay’adda cunnada adduunka ee WFP...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...
Maamulka Nootaayo Marwaaz Ee Magaalada Baydhabo Oo ka Waramay Adeegyada ay Bulshada u qabanayaan.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sanadihii ugu dambeeyey Magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanayay Xarumaha Nootaayooyinka, kuwaasi oo Bulshada ugu tala galeen in ay ugu adeegaan...