Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng...

Injineer jaceyl dartiis u bixiyay sirta nukliyeerka ee waddankiisa

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Injirneer la shaqeynayay Sheybaarka Cilmibaarista iyo Horumarinta Difaaca ee Hindiya ayaa lagu eedeeyay inuu xog sirdoon oo la xiriirta nukliyeerka dalkaas siiyay...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...

Dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo Oo sheegey in ay wadaan dadaalo ay kaga qeyb...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Soomaaliya ayaa tan iyo 2000 waxay ku gudi jirtaa geediga dib u dhiska dowladnimadeeda ay bur burtey sanadkii 1991kii inkastoo wali...

Jaamacaddii ugu horeysay Oo Laga hirgaliyay Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Jaamacadaan cusub ee laga daahfurey Degmada Buurhakaba, waxay noqoneysaa middii ugu horeysay Taariikhda Degmadaas ee heer Caalami ah oo ay wax...

Hooyooyinka Ku Nool Kaamamka Baydhabo Oo Dalbaday In Loo Sameeyo Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa jiraa caqabadooyin ay lakulmaan Hooyooyinka xiliga uurka taasoo la xiriirta xanaanada hooyada uureyda ayagoona dalbadey in kaamamka ay ku noolyihiin...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...

Kulan Looga hadlaayay kor u qaadista Ganacsiyada yar-yar Oo Lagu qabtay Baydhabo.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aada, ayaa maanta furay kulan wada-tashi ah oo loogga hadlaayey...

Gudoomiyaha Gobolka Bakool Oo ku baaqay in Gurmad Deg Deg ah Lala soo gaaro...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gobolka Bakool wuxuu ka mid yahay Gobolada sida aadka ah loogu dareemay Abaarta ka jirta dalka Saameyn Xoogana ay ku yeelatay...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Rahmy...