Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...

Mataano isku dheggenaa oo qaliin lagu kala saaray

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhaqaatiirta isbitaalka qaran ee Muhimbili ayaa ku guuleystay qaliin ay ku kala saareen Rehema iyo Neema. Qaliinkaasi guuleystay oo qaatay muddo todoba saacadood,...

Midowga Ardayda KG Oo Magaalada Baydhabo Tababar ugu Qabtay Qaar Kamid ah Ardayda Sanadkan...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Midowga Ardeyda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Waxey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ku Qabteen Tababar Socon Doona Mudo Sedax Maalin...

Maamulka Degmada Baydhabo Oo Sheegay in ay ka shaqeyn doonaan Horumarinta Magaalada.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib markii uu dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo,Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin kaasi oo  Safar...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...

Qur’aanka Kariimka oo lagu turjumay luuqad looga hadlo Nigeria

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa markii ugu horreysay Qur’aanka Kariimka lagu turjumay luqadda Igbo ee sida weyn looga hadlo dalka Nigeria. Munaasabad ka dhacday masaajidka Ansaaru Diin...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Kulan Looga Hadlaayay biyo yarida ka jirta deegaanada KG Oo ka furmay Magaalada Xudur...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Doodan oo ku saabsan faafinta iyo Wacyigelinta Xeerka Sharciga biyaha Koonfur Galbeed soomaaliya ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka...

Dowlad Gobaleedka KG iyo Wakiilka Hay,adda Unicef ee Soomaaliya Oo Ka wada hadlay Xaalada...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka Socday Hay,adda...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...