Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Aadan Geesey
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/1084570162484415
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Amray in la soo bandhigo baaxada Abaarta kajirta Hir-Shabeelle
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.
Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Wasiirada...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Aadan Geesey
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/1174700793384976
Dibadbaxyaasha oo weli ku sugan madaxtooyada iyo guriga madaxweynaha Sri Lanka
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dibadbaxyaasha Sri Lanka ayaa weli ku sugan dhismaha madaxtooyada, iyagoo sheegay inay halkaas joogi doonaan ilaa uu iska casilayo madaxweynaha Sri...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir Mathey Nur...
Dowlada Sacuudiga oo xilkii ka qaday masuuliyiin ka tirsan maamulka masaajidka Xaramka
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulaha Guud ee Arrimaha Masjidka Xaramka iyo Masjidka Nabiga, Sheikh Abdul Rahman bin Abdulaziz Al-Sudais, ayaa soo saaray go’aan uu xilka kaga...
Afhayeenka Golaha Malaaqyada Degmada Xuddur Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dadka ay Abaartu...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ayidoo ay Weli Jiraan Saameynta ay Abaaruhu Sababeen Bulsho Fara Badana Weli aan Ka Soo Kabsan Saameynta Abaarahay ayaa Afayeenka Golaha...
Gudoomiyaha Jaamacada Koonfurta Soomaaliya Oo Dhiiri-geliyay Ardaydii Sanadkan Ka Qalin Jabisay Dugsiyada Sare.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tayada waxbarashadu waa mid u gaar ah ardayga doonaya inuu barto kulliyadda kala duwan si uu u helo shahaado jaamacadeed, Sannadkan...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...
Shirkadda Twitterka oo maalin kasta hawada ka saareysa hal malyan oo ciwaanno been abuur...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxda shirkadda Twitter-ka ayaa sheegay inay bilaabeen qorshe ciwannada been abuurka looga saarayo Twitter .
Qorshahan ayaa maalin kasta hawada looga saari doonaa ...