Wasaarada Gargaarka KG Oo Tababar Lagu Baranayey U Adkeysiga Aafooyinka Maxaliga ah Ku Qabatay...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa Lagu Qabtay Tababar Lagu Barnaayay Hormarinta hufnaanta Iyo Ka Jawaabida Jinsiga Ee La Xisaabtanka...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Bishaar...
Shirkadda Netflix oo shaacisay inay raqiis ka dhigayso adeeggeeda si uu qof walba u...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkadda Netflix ayaa sheegtay in ay iskaashi la samaynayso shirkadda Microsoft si ay macaamiisheeda ugu keento adeeg ka raqiisan sidii hore oo...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...
42 Qof u badan Caruur Oo Ka faaideysatay Qaliin Lacag la,aan ah lagu hagaajinayo...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hey'adda Samafalka Ee aadan Cabdulle oo loogu magaca darey Madaxweynihii hore Soomaaliya waxay Qaliin 42 Caruur u sameysay Faruuraha kuwaas oo...
Dowladda Tanzania oo baareysa cudur cusub oo dalkaasi ka dilaacay
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dowladda Tanazania, ayaa sheegtay iney baaritaan ku sameyneyso cudur cusub oo ka dilaacey koonfurta dalkani.
Cudurkan ayaa dadka ku sababaya xumad daran...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing Mallyng...
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo Dahfurey dhismaha Dugsi Qur’aan ay wax ku bartaan Caruurta Barakacyaasha...
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baydhabo oo Fulinaya Amarka Madaxweynaha KG Cabdacasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Daah-Furay Dhismaha Dugsi Qur'aan oo Horey Madaxweynaha ugu...
Ceeryaamo ka weecisay duulimaadyada diyaaradaha Itoobiya halkii ay ku wajahnaayeen.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Diyaaradihii ka degi jiray garoonka diyaaradaha caasimadda Itoobiya ee magaalada Addis Ababa ee Bole ayaa loo weeciyay magaalooyin kale oo ka tirsan...
Maamulka Degmada Baydhabo Oo Kulan la qaatay Gudigii Sahaminta iyo Naqshadeynta Dhulka ee Baydhabo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin Ayaa Maanta Shir la qaatay Gudigii Sahaminta iyo Naqshadeynta Dhulka Degmada...