Qaar Ka Mid ah Haweenka Baydhabo Oo ka hadlay dhibaatada uu leeyahay tahriibka
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa sii kordhaya tirada dadka soomaaliyeed ee dalalkooda uga haajiraya wadamo kale , kuwaasi oo Naftooda u gelinayaan Khatar u dhaxeysa...
Boqol Qoys Oo Danyar ah Oo La gaarsiiyay Deeq Raashiin ah
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan Raashiinka oo ay ka koobneyd Bur, Sokor, Saliid iyo Bac ayaa loo qeybiyay Qoysas gaaraya Boqol qoys kuwaasi oo ku nool...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siid...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Aadan Geesey
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/1182251525654192
Midowga Yurub oo 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray Soomaaliya
Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya
Lacagtan oo ah 13.5 milyan oo Yuuro oo lagu shubay...
Dowladaha Soomaaliya & Ingiriiska oo ka wada-hadlay waxka qabashada Abaaraha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan dalkeenna marwo Kate...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Aadan Geesey
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/440043051414312
Itoobiya oo ku guulaysatay koobka adduunka ee oradka Maaratoon-ka
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tamirat Tola oo Ethiopian ah ayaa ku guuleystey bilada dahabka ee orodka marathon-ka ragga ee tartanka ciyaaraha fudud ee aduunka ee ka...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir Mathey Nur...
Shir looga hadlaayay Qorshaha Xalka waara Oo Magaalada Baydhabo lagu Dahfuray.
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barnaamijkan ayaa sare u qaadaya xirfadaha iyo dhaqaalaha Barakacayaasha , isla markaasna xoojinaya waajibaadka Dowladda Hoose ee Baydhabo . Barnaamijkan ayaa qayb...