Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang Yusuf Hasyng https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/426444382866133

Dunida Oo Maanta Laga Xusayo Maalinta Cagaarshowga Adduunka

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cudurka Cagaarshowga waa cudur dhibaato weyn ku haya bulshada Caalamka ku dhaqan , sidaas darteed sanad kasta 28 July waxaa loo...

Qoysas ka soo Barakacay Abaaraha ka jira Deegaanada KG Oo Dalbaday In Loo Gar-gaaro.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadkan soo barakacay badankood ayaa waxaa ay ka soo barakaceen deegaano ka tirsan gobolka bakool oo aad uga fog marka loo...

Isku duwaha Wasaaradda Waxbarashada KG ee Degmada Xudur Oo fariin udiray Waalidiinta Carruurtooda ku...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan dood wadaag ahaa oo looga hadlaayey waxyaabaha dib u dhigaa waxbarashada ardeyda ayaa waxaa lagu qabtay Degmada Xudur ee Xarunta...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...

Dheemaan noociisu dhif yahay oo laga helay dal ku yaalla Afrika.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Macdan qodayaal ku sugan waqooyi Bari dalka Angola ayaa helay Dheemaan noociisu dhif yahay oo la rumeysan yahay in uu yahay midkii...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng Geesey https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/5672091302803967

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo kulan looga hadlaayay Amaanka iyo Nadaafada la qaatay Bulshada Magaalada

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan ayaa looga hadlayey Hormarinta Amniga Degmada Baydhabo, Wada shaqeynta Bulshada iyo Maamulka So celinta Bilicda Magalada iyo in Shacabka ay...

Kulan Looga Hadlaayay Ka hortaga Nabaad Guurka Dhirta Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Bey'ada Iyo Duur Joogta Koonfur Galbeed Mudane Cali isack cumar ayaa daahfuray olole wacyigelin oo ku saabsan Arrimaha degaanka...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siid...