Kulan Wadatashi ku saabsan Qiimeynta Waxbarashada Qaranka Oo Baydhabo lagu qabtey
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Waaxda Taya dhowrka iyo Halbeegyada ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee KGS ayaa qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan...
Gudoonka Waxbarashada Degmada Xudur Oo bogaadiyay Horumarinta iskuulada
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kormeerkan Gudoonka Waxbarashada ku tagay Xarumaha Waxbarashada ayaa ahaa mid lagu ogaanayay heerka Waxbarasho ee ka jira iskuulada Degmada Xudur ogaanshaha baahiyaadka...
Dhismaha Wadada Bartamaha Magaalada Baydhabo Oo la bilaabey
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Bulshada Magaalada Baydhabo ayaa in muda ah sugayey dhismaha wadada dheer ee Bartamaha Magaalada dhaxmarta oo Burbur xoogan ka jirtey taasoo dhibaata...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mahamed Aadan Wadani
https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/1443357886654300/?app=fbl
Maamulka Cusub Degmada Waajid Oo La Caleema saarey
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Munaasabaddan lagu Caleema saarayey Maamulka Cusub ee Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Degmada Waajid iyo Kuxigeenkiisa ayaa waxaa lagu qabtay Degmada Waajid ee...
Xarun lagu baranayo Culuumta Diiniga Oo laga hirgeliyey Degmada Garoowe
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Garoowe Xarunta Maamulka Puntland ayaa waxaa laga hirgeliyey Madaraso Daarul-xadiis ee Xalaqaadka Cilmiga iyo Xifdinta Qur,aanka Kariimka, kaasi oo ay hirgeliyeen...
Xarunta Keydinta Farsamaynta Daaqa Xoolaha Oo Dhuusamareeb laga Hirgeliyey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadaan oo ka dhacdey Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu wareejinaayey Xarunta cusub ee kaydinta iyo farsamaynta daaqa xoolaha oo Dhuusamareeb laga dhisey...
Kulan lagu Falanqeeynayay ka Faaideysiga Geedka Garanwaaga Oo ka dhacay Hargeysa
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Maamulka Soomaaliland ayaa daahfurtay kulan hawleed lagu falanqaynayo ka faa'iidaysiga geedka garanwaaga ama sida Soomaalida kale u...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...
Aqoon isweydaarsi ku saabsan ka hortaga Xad gudubyada Oo laga dah-furey Baydhabo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababar ka oo ay si wadajir ah u fureen wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha Amniga gudaha KGS iyo Agaasimaha guud ee Wasaarada Haweenka...