Dood Looga hadlayay Xaqiijinta Shahaadooyinka dhulka Oo Baydhabo lagu qabtey
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa loo qabtey dhalinyaro isugu jirta Rag iyo Dumar ee ku dhaqan Magalada Baydhabo waxaana la baraayey Sida ay Bulshada ku...
Beeralayda Gobolka Baay Oo loogu baaqey Horumarinta Waxsoo saarka dalaga
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta badan Beeraleyda Koonfur Galbeed ayaa ka soo tagay Beerohoodii Colaado iyo Abaaro saameeyay tarteed, taas oo ku sababtey in ay u...
Qoysas danyar ah Oo Deeq Raashiin ah Loogu qeybiyey Gobolka Banaadir
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qoysaskani oo ku kala nool Degmooyinka Kaxda iyo Garisbaaley ee Gobolka Banaadir ayaa la gaarsiiyay Hay'ada boqor Salmaan Deeq isugu jirta...
Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...
Kulan Looga Mahadcelinaayay Ciidamada Amaanka Oo Waajid lagu qabtey
Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Munaasabad kooban loogu mahad celinaayey Ciidimada Amaanka sidoo kalena shahaado sharaf lagu godoonsiinayey ayaa lagu qabtey Xarunta Dowlada Hoose ee Degmada Waajid
Munaasabadaas...
Maamulka Hirshabeele Oo Horumarin ku sameynaya Hey’adaha Garsoorka
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Hirshabeelle Mudane Cabdi Fitaax Cabdulqaadir Caddow ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarumaha ay ku shaqeyaan Maxkamadda sare...
Kulan Looga hadlayay dardargelinta Shaqooyinka Dowlada Oo ka dhacay Burco
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiye kuxigeenka Hay,ada Shaqaalaha Rayidka Maamulka Soomaaliland iyo Agaasimaha guud ee ee Hay,adaasi ayaa kulan la qaatey qar ka mid ah isku...
Tababar kor loogu qaadayo Awooda shaqo Oo loo soo xirey Xoghayayaasha Degmooyinka Galmudug
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arimah Gudaha, Federaalka Iyo Dib-U-Heshisiinta Dowladda Galmudug ayaa tababar aqoon kororsi ah Degmada Cadaado uga ugu soo xirey Xoghayayaasha...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mahamed...
Ololaha Talaalka Oofwareenka Oo Baydhabo laga Daah-furay
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay ayaa waxaa laga daah-furey Barnaamijka Wacyigelinta ka Hortaga labada Talaal ee Cudurada Shubanka iyo Oofwareenka iyo...