Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mahamed...

Madaxweynaha JFS Oo Dhagax dhigey Hoteelo Casri ah Laga dhisayo Muqdisho

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu dhagax dhigay mashruuca Gateway Complex oo laga hirgelinayo xaruntii bangaariyada, kaas uu dhagax dhigay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya...

Xaflada Howl-Gelinta Xabsiga Oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka Qeybgalay Xaflada Howl-Gelinta Xabsiga Cusub ee Magaalada Baydhabo oo Qaab Casri ah loo Dhisay...

Madasha Wadatashiga Bulshada Oo Laga Dah-furey Degmada Jowhar

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar waxey ku Dah-furtay Madasha Wadatashiga Bulshada ee Horumarka 5-ta Sano ee soo socota...

Gudoomiyaasha Degmooyinka Puntland Oo Tababar uga Furmey Garoowe

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Tababarka ayaa ku saabsanaa sidii loo Xoojin lahaa Nidaamka Maamulka Maaliyadda iyo Daadejinta Adeegyada Dowladaha Hoose Ee Puntland, kaas oo ka Faa’ideysanayo 36...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...

Olole Nadaafadeed Oo laga Sameeyey Wadooyinka Magaalada Baydhabo

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Ololahan lagu Nadiifinayo Wadooyinka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Hogaaminayey Maamulka Degmada Baydhabo gaar ahaan Waaxda Fayadhowrka ayaa laga sameeyay Guud ahaan Wadooyinka Iyo...

Hoos u dhac ku Yimid Waxsoo saarka Beeraha Degmada Buur-Hakaba

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kadib markii uu yaraadey Xili Roobaadka Deyrta sanadkan waxay taasi abuurtey walaac soo wajahay Beeralayda Gobolka Baay, oo ku tiirsan Roobka iyadoo...

Ciidanka Ilaalada Canshuuraha Oo Tababar Loogu soo gaban gabeeyey Garoowe

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ku saabsanaa Kor u qaadista Aqoonta iyo Shuruucda Xeerarka ilaalinta Canshuuraha, Hugaaminta Guud iyo Nidaamka Wada shaqeeynta Wasaaradda Maaliyadda ayaa...

Horumaro dhanka Adeegyada Bulshada Oo laga dareemayo Xaradheere

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Degmada Xaradheere waxay kamid tahay Degmooyinka Dhawaan Gacanta Dowlada soo gashay tan iyo xiligaas waxaa Degmada laga dareemayaa Horumaro kala duwan, Sida Waxbarashada,...