Warbixin ku saabsan Doorka Haweenka ku leeyihiin la dagaalanka qabyaalada

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Soomaaliya Mudo ka badan Sodon sano waxaa ka jira dhibaatooyin sabab u ah qabyaalada oo dadku aktooda si Caadi ah ka noqotey...

Kulan Looga hadlay Horumarinta Bulshada Oo lagu qabtey Xudur

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka magaalada Xudur ayaa ka qeyb galey kulan diirada lagu saarey muhiimada ay leedahay dib-u-heshiisiinta iyo ka qeybqaadashada horumarka iyo Nabada Kulanka waxaa...

Bulshada Deegaanka Baxdo-Gaabo Oo Dalbadey Horumarinta Kaabayaasha dhaqaalaha

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Baxdogaabo ee gobolka Mudug Oo ka mid ah deegaanada soo koraya Sanadihii la soo dhaafey oo ay ku nool yihiin Dadyow...

Naafada Deegaanka Ceeljaale Oo laga Wacyigeliyey ka hortaga Dhibaatooyinka

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Tababarkaani oo ahaa mid loo qabatay dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo qeybaha kala duwan ee Barakacayaasha ku sugan Deegaanka Ceeljaale ee Waqooyiga...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mahamed...

Madaxweynaha JFS Oo Dhagax dhigey Hoteelo Casri ah Laga dhisayo Muqdisho

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu dhagax dhigay mashruuca Gateway Complex oo laga hirgelinayo xaruntii bangaariyada, kaas uu dhagax dhigay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya...

Xaflada Howl-Gelinta Xabsiga Oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka Qeybgalay Xaflada Howl-Gelinta Xabsiga Cusub ee Magaalada Baydhabo oo Qaab Casri ah loo Dhisay...

Madasha Wadatashiga Bulshada Oo Laga Dah-furey Degmada Jowhar

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar waxey ku Dah-furtay Madasha Wadatashiga Bulshada ee Horumarka 5-ta Sano ee soo socota...

Gudoomiyaasha Degmooyinka Puntland Oo Tababar uga Furmey Garoowe

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Tababarka ayaa ku saabsanaa sidii loo Xoojin lahaa Nidaamka Maamulka Maaliyadda iyo Daadejinta Adeegyada Dowladaha Hoose Ee Puntland, kaas oo ka Faa’ideysanayo 36...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamang...