Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...

Taliska Qeybta 60aad Oo dalbadey in laga qeyb qaato Dhismaha Masjidka Ciidanka

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruunta Taliska qeybta 60aad ee Ciidanka dalka ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa dhexdeeda Aas-aas lagu gu sameeyey Masjid Cusub oo ay Ka...

Kulan Looga hadlay Ilaalinta Gargaarka Hey’adaha Oo Ka dhacay Baydhabo

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Ayaa qabatey Kulanka Toddabadlaha ee isku xirka aarimah gargarka ee hay’adah ka shaqeya Deeganada DKGS. kulankaan...

Culimada Soomaaliland Oo ku baaqey Joojinta Colaada Ceerigaabo

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ka dib Markii ay Colaado ka soo Cusboonaadeen Qeybo kamaid ah Gobolka Sanaag ayaa waxaa Qaar kamid ah Culimada Gobolka Maroodi Jeex...

Shaqaalaha Dowlada Hoose Kismaayo Oo loo Tababarayo Adeeg bixinta Bulshada

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Faderaalka dib u Heshiisiinta Maamulka Jubaland Abduwaaxid Maxamed Dhaqane ayaa Magaalada Kismaayo Tababar Uga Furay qaar...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hirabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mariing...

Madal Lagu soo Bandhigayey Heerka Saboolnimada dalka Oo lagu qabtey Muqdisho

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayey warbixin ka hadlaysay heerarka saboolnimada,...

Madaxweynaha KG Oo dhagax dhigey Dhismaha Xarunta Wasaarada Arimaha Gudaha

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhismaha Wasaarada Arimaha Gudaha KG ayaa noqoneysa tii ugu horeysey ee laga dhisi doono Magaalada Baydhabo tan iyo markii la dhisey...

Bulshada Deegaanka Ceel dheere Oo lagu Bogaadiyey dhismaha Goobaha Danta Guud

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Dhusamareeb Cabdiraxman Cali Maxamed Geeda-Qorow oo ay wehlinayaan Maamulka Degmada, Qaar kamid ah Golaha Deegaanka, iyo Xilibaano kamid ah Golaha...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Mahamed...