Deeq Raashiin ah Oo Loo qeybiyey Shacabka Deegaanka Raskambooni
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda Jubaland ayaa Shacabka Deegaanka Raas-kambooni gaarsiisay Deeq Raashin ah oo ay dadka Deegaanka Maalmo ka hor ka dalbabeen Maamulka,Shacabka Raas-kambooni ayaa...
Dowlada Hoose Ceynaba Oo lagu wareejiyey Dhul lagu dhisayo Madaraso
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xoghayaha Dowlada Hoose ee Degmada Ceynabo Cumar Maxamuud iyo qaar ka mid ah Xubnaha Gudiga Hormarinta Deegaanka ayaa waxey Dhuux Cawil Abdulaahi...
Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng...
Saldhiga Booliska Xaafada Bardaale Oo Ceelbiyood laga hirgeliyey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Taliska Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed ayaa uga Mahadceliyey Ciidanka Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATIMIS qoditaanka Ceelka Saldhiga booliiska Bakiin oo...
Horumaro kala duwan Oo laga dareemayo Xaafada Mubaarak Magaalada Baydhabo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shan sano ka dib Xaafadaha Magaalaada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay waxaa lagu soo darey Xaafad Cusub oo lagu Magcaabo Xaafadda Mubaarak,...
Shirka Maamul Daadejinta Dowladaha Hoose Oo Garoowe Lagu soo Gaban gabeeyey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shir ku saabsanaa u qareemidda iyo Daadejinta maamulka Maaliyadda Dowladaha Hoose ee Puntland, kaa oo...
Bulshada Deegaanka Raskambooni Oo dalbadey hirgelinta Adeegyada Caafimaadka
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bulshada ku nool Deegaanka Raaskambooni ayaa tan iyo markii ay Burburtey Dowladii Dhexe dalka waxaa aad u adkaadey helitaanka Adeegyada Bulshada, sida...
Dufcada 2-aad Ardeyda Jaamacada Baydabo Oo Shahaada La Gudoonsiiyey
Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda KG Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qeybgalay Xaflada Qalan Jebinta Dufcada 2-aad ee Jaamacada Baidoa University.
Xaflada Waxaa sidoo kale ka...
Tababar ku saabsan Isku xirka Laamaha Amniga iyo Bulshada Oo ka Furmey Baydhabo
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan oo Socon doona Mudo Laba Maalin ah ayaa waxay Wasaarada Amniga Gudaha Dowlada KG Soomaaliya ay u qabatey Ururada Bulshada...
Madasha Hindisaha Horumarinta Muqdisho Oo La Dah-furey
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Madashada Hindisaha Horumarinta Muqdishada cusub iyo dhismaha Airporka cusub ee Magaalada Muqdisho iyo Aaga...